Maahmaahyadii Chapter 6 SOM Bible Verse Images

Maahmaahyadii 6 Bible Verse Pictures. Choose from a large collection of inspirational, motivational and encouraging Bible verses with pictures of nature. Download and share Maahmaahyadii 6 inspirational Bible verse images. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.


Maahmaahyadii 6:1 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilkaygiiyow, haddaad deriskaaga dammiin u noqotid, Ama haddaad shisheeye gacanta dhaar ugu dhiibtid,

Maahmaahyadii 6:2 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaas waxaa lagugu dabay erayada afkaaga, Oo waxaa lagugu qabtay erayada afkaaga.

Maahmaahyadii 6:3 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddaba, wiilkaygiiyow, bal waxan samee oo isa samatabbixi, Waayo, gacantii deriskaagii waad gashay; U tag, oo is-hoosaysii, oo deriskaaga bari.

Maahmaahyadii 6:4 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Indhahaaga hurdo ha isugu keenin, Oo indhahaaga daboolkoodana lulo ha isugu qaban.

Maahmaahyadii 6:5 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Isu samatabbixi sida cawl gacanta ugaadhsadaha uga baxsato, Iyo sida shimbir gacanta shimbirdabaha uga baxsato.

Maahmaahyadii 6:6 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kaaga caajiska ahow, bal qudhaanjada u tag, Oo bal jidadkeeda u fiirso oo caqli yeelo,

Maahmaahyadii 6:7 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Iyadoo aan lahayn madaxweyne, Sirkaal iyo taliye toona,

Maahmaahyadii 6:8 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ayay guga cuntadeeda soo diyaarsataa, Oo quudkeedana waxay soo urursataa wakhtiga beeraha la goosto.

Maahmaahyadii 6:9 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddaba kaaga caajiska ahow, ilaa goormaad hurdaysaa? Goormaadse hurdadaada ka toosaysaa?

Maahmaahyadii 6:10 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Weliba, in yar baad seexataa, in yar baad lulootaa, Oo in yar baad gacmaha hurdo aawadeed u laabataa,

Maahmaahyadii 6:11 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Hadda caydhinimadaadu waxay u iman doontaa sida mid dad dhaca, Oo baahidaaduna waxay u iman doontaa sida nin hub wata.

Maahmaahyadii 6:12 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Qofkii waxmatare ah, iyo ninkii sharrow ahuba, Wuxuu ku socdaa af qalloocan;

Maahmaahyadii 6:13 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Indhihiisuu ku baaqaa, oo cagihiisuu ku hadlaa, Oo faruhuu wax ku baraa;

Maahmaahyadii 6:14 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Qalbigiisa qalloocnaan baa ku jirta, had iyo goorna wuxuu ku fikiraa shar, Oo wuxuu beeraa muran.

Maahmaahyadii 6:15 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddaba sidaas daraaddeed masiibadiisu degdeg bay u iman doontaa, Oo dhaqso buu u jabi doonaa, dawona ma leh.

Maahmaahyadii 6:16 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waxaa jira lix waxyaalood oo uu Rabbigu neceb yahay, Haah, toddoba ayaa naftiisu aad u karahdaa,

Maahmaahyadii 6:17 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waana indho kibir badan, carrab been sheega, Iyo gacmo dhiig aan eed lahayn daadiya,

Maahmaahyadii 6:18 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Qalbi male shar ah hindisa, Iyo cago xumaan ku degdega,

Maahmaahyadii 6:19 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markhaati been ah oo been sheega, Iyo kii muran dad walaalo ah ku dhex beera.

Maahmaahyadii 6:20 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilkaygiiyow, qaynuunka aabbahaa xaji, Oo amarka hooyadaana ha ka tegin.

Maahmaahyadii 6:21 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Had iyo goorba qalbiga ku sido, Oo qoortana ku xidho.

Maahmaahyadii 6:22 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaad socotid wuu ku hoggaamin doonaa, Oo markaad seexatidna wuu ku dhawri doonaa, Markaad toostidna wuu kula hadli doonaa.

Maahmaahyadii 6:23 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waayo, qaynuunku waa laambad, amarkuna waa iftiin, Oo canaanashada edbintuna waa jidkii nolosha,

Maahmaahyadii 6:24 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Inay kaa dhawraan naagta sharka ah, Iyo sasabashada carrabka naagta qalaad.

Maahmaahyadii 6:25 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Quruxdeeda qalbigaaga ha ka damcin, Oo yaanay indhaheeda daboolkooda kugu sasaban.

Maahmaahyadii 6:26 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waayo, naag dhillo ah aawadeed waxaa nin la gaadhsiiyaa go' kibis ah, Oo dhilladuna waxay ugaadhsataa nafta qaaligaa.

Maahmaahyadii 6:27 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Miyuu nin laabta dab ku qaadi karaa, Iyadoo aan dharkiisu guban?

Maahmaahyadii 6:28 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Miyuu mid dhuxul kulul ku kor socon karaa, Iyadoo aan cagihiisu guban?

Maahmaahyadii 6:29 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddaba sidaas oo kaluu noqdaa kii naagta deriskiisa u tagaa, Oo ku alla kii iyada taabtaaba ma taqsiir la'aan doono.

Maahmaahyadii 6:30 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Dadku tuug ma quudhsadaan hadduu wax xado Inuu naftiisa dhergiyo markuu gaajoodo,

Maahmaahyadii 6:31 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Laakiinse haddii isaga la qabto waa inuu toddoba jibbaar u magdhabaa, Waa inuu ku bixiyaa waxa gurigiisa yaal oo dhan.

Maahmaahyadii 6:32 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kii naag ka sinaystaa wuu caqli daranyahay, Oo kii sidaas yeelaa naftiisuu halligaa.

Maahmaahyadii 6:33 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo wuxuu heli doonaa dhaawacyo iyo sharafdarro; Oo ceebtiisana lama tirtiri doono innaba.

Maahmaahyadii 6:34 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waayo, hinaaso waa nin cadhadiis. Maalinta aarsashadana isagu ma tudhi doono.

Maahmaahyadii 6:35 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Isagu innaba mag kaa qaadan maayo, oo sinaba kuula heshiin maayo, In kastoo aad hadiyado badan siisid.
Previous Chapter
« Maahmaahyadii 5 (SOM)

Available Bible Translations

American Standard Version
Proverbs 6 (ASV) »
King James Version
Proverbs 6 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Proverbs 6 (GW) »
World English Bible
Proverbs 6 (WEB) »
Louis Segond 1910
Proverbes 6 (LSG) »
Luther Bibel 1912
Sprüche 6 (LUTH1912) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
नीतिवचन 6 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਕਹਾਉਤਾਂ 6 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
হিতোপদেশ 6 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
நீதிமொழிகள் 6 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
नीतिसूत्रे 6 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
సామెత 6 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
નીતિવચનો 6 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಜ್ಞಾನೋಕ್ತಿಗಳು 6 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
أَمْثَالٌ 6 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
משלי 6 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Provérbios 6 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Châm Ngôn 6 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Proverbios 6 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Proverbi 6 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
箴 言 6 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
箴 言 6 (CUVT) »
Библия на русском
Притчи 6 (RUSV) »
Українська Біблія
Екклезіяст 6 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Példabeszédek 6 (KAR) »
Българска Библия
Притчи 6 (BULG) »
聖書 日本語
箴言 6 (JPN) »
Biblia Takatifu
Mithali 6 (SWHULB) »
De Heilige Schrift
Spreuken 6 (NLD) »

Maahmaahyadii (SOM) Chapter Selection

SOM Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters