Maahmaahyadii Chapter 3 SOM Bible Verse Images

Maahmaahyadii 3 Bible Verse Pictures. Choose from a large collection of inspirational, motivational and encouraging Bible verses with pictures of nature. Download and share Maahmaahyadii 3 inspirational Bible verse images. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.


Maahmaahyadii 3:1 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilkaygiiyow, waxbariddayda ha illoobin, Laakiin qalbigaagu amarradayda ha hayo,

Maahmaahyadii 3:2 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waayo, iyagu waxay kuu kordhin doonaan Maalmo badan iyo cimri dheer iyo nabad.

Maahmaahyadii 3:3 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Naxariista iyo runtu yaanay kaa tegin, Iyaga qoorta ku xidh, Oo looxa qalbigaaga ku qor,

Maahmaahyadii 3:4 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Sidaasaad Ilaah iyo dadka hortooda Nicmo iyo sharaf uga heli doontaa.

Maahmaahyadii 3:5 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Qalbigaaga dhammaantii Rabbiga ku aamin, Oo waxgarashadaadana ha isku hallayn.

Maahmaahyadii 3:6 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Jidadkaaga oo dhan isaga ku qiro, Oo isna waddooyinkaaguu toosin doonaa.

Maahmaahyadii 3:7 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ha isla weynaan; Rabbiga ka cabso; oo sharka ka fogow.

Maahmaahyadii 3:8 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Taasu waxay xundhurtaada u noqon doontaa caafimaad, Oo lafahaagana waxay u noqon doontaa dhuux.

Maahmaahyadii 3:9 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Rabbiga ku murwee maalkaaga Iyo midhaha ugu horreeya waxa kuu kordha oo dhan;

Maahmaahyadii 3:10 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Sidaasay maqsinnadaadu barwaaqo uga buuxsami doonaan, Macsarooyinkaaguna waxay la buuxdhaafi doonaan khamri cusub.

Maahmaahyadii 3:11 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilkaygiiyow, Rabbiga edbintiisa ha quudhsan, Oo canaantiisana ha ka daalin,

Maahmaahyadii 3:12 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waayo, Rabbigu ninkuu jecel yahay wuu canaantaa Sida aabbe u canaanto wiilkii uu ku faraxsan yahay.

Maahmaahyadii 3:13 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waxaa barakaysan ninkii xigmadda hela, Iyo ninkii waxgarashada mulkiya.

Maahmaahyadii 3:14 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waayo, baayacmushtarigeedu waa ka sii wanaagsan yahay baayacmushtariga lacagta, Oo faa'iidadeeduna waa ka sii wanaagsan tahay dahabka saafiga ah.

Maahmaahyadii 3:15 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Way ka sii qaalisan tahay luulka, Oo waxaad jeclaan kartid oo dhanna iyada lalama simo.

Maahmaahyadii 3:16 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Gacanteeda midig waxaa ku jira cimri dheeri; Gacanteeda bidixna waxaa ku jira hodonnimo iyo sharaf.

Maahmaahyadii 3:17 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Jidadkeedu waa jidad farxadeed, Oo waddooyinkeeda oo dhammuna waa nabad.

Maahmaahyadii 3:18 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kuwii iyada qabsada waxay u tahay geed nololeed; Oo waxaa barakaysan ku alla kii iyada xajista.

Maahmaahyadii 3:19 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Rabbigu wuxuu dhulka ku aasaasay xigmadda, Oo samooyinkana wuxuu ku dhisay waxgarashada.

Maahmaahyadii 3:20 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Aqoontiisa ayaa moolalku ku dillaaceen, Oo cirkuna wuxuu soo daadiyaa sayax.

Maahmaahyadii 3:21 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilkaygiiyow, waxyaalahanu yaanay indhahaaga ka tegin. Xigmadda iyo digtoonaanta xajiso.

Maahmaahyadii 3:22 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Sidaasay naftaada nolol ugu noqon doonaan, Qoortaadana nimco.

Maahmaahyadii 3:23 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaasaad jidkaaga ammaan ku mari doontaa, Oo cagtaaduna ma turunturoon doonto.

Maahmaahyadii 3:24 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaad jiifsatidna ma cabsan doontid; Haah, waad jiifsan doontaa, oo hurdadaaduna way kuu macaanaan doontaa.

Maahmaahyadii 3:25 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ha ka baqin cabsi kedis ah, Iyo baabbi'inta kuwa sharka leh toona markii ay timaado.

Maahmaahyadii 3:26 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waayo, Rabbigu wuxuu kuu ahaan doonaa Kan aad ku kalsoonaan karto. Oo cagtaadana wuu dhawri doonaa si aan loo qabsan.

Maahmaahyadii 3:27 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wanaag ha u diidin kuwa uu ku habboon yahay in loo sameeyo, Markaad awood u leedahay inaad u samayso.

Maahmaahyadii 3:28 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Deriskaaga ha ku odhan, Tag oo soo noqo, Berri baan ku siin doonaaye, Haddii aad markaas haysid.

Maahmaahyadii 3:29 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Deriskaaga innaba xumaan ha u fikirin, Maxaa yeelay, isagu nabadgelyo buu kuu ag fadhiyaa.

Maahmaahyadii 3:30 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ninna sababla'aan ha kula diririn, Haddaanu xumaan kugu samayn.

Maahmaahyadii 3:31 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ha ka hinaasin nin dadka dulmiya, Oo jidadkiisana midnaba ha dooran.

Maahmaahyadii 3:32 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Maxaa yeelay, kuwa qalloocanu waa u karaahiyo Rabbiga, Laakiinse wuxuu sir la leeyahay kuwa qumman.

Maahmaahyadii 3:33 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Rabbigu wuxuu inkaaraa guriga kii shar leh, Laakiinse rugta kuwa xaqa ah wuu barakeeyaa.

Maahmaahyadii 3:34 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Hubaal kuwa wax quudhsada ayuu isagu quudhsadaa, Kuwa is-hoosaysiiyase nicmuu siiyaa.

Maahmaahyadii 3:35 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kuwa xigmadda leh waxay dhaxli doonaan sharaf, Laakiinse nacasyadu waxay u dallici doonaan ceeb.
Previous Chapter
« Maahmaahyadii 2 (SOM)

Available Bible Translations

American Standard Version
Proverbs 3 (ASV) »
King James Version
Proverbs 3 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Proverbs 3 (GW) »
World English Bible
Proverbs 3 (WEB) »
Louis Segond 1910
Proverbes 3 (LSG) »
Luther Bibel 1912
Sprüche 3 (LUTH1912) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
नीतिवचन 3 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਕਹਾਉਤਾਂ 3 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
হিতোপদেশ 3 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
நீதிமொழிகள் 3 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
नीतिसूत्रे 3 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
సామెత 3 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
નીતિવચનો 3 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಜ್ಞಾನೋಕ್ತಿಗಳು 3 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
أَمْثَالٌ 3 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
משלי 3 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Provérbios 3 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Châm Ngôn 3 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Proverbios 3 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Proverbi 3 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
箴 言 3 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
箴 言 3 (CUVT) »
Библия на русском
Притчи 3 (RUSV) »
Українська Біблія
Екклезіяст 3 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Példabeszédek 3 (KAR) »
Българска Библия
Притчи 3 (BULG) »
聖書 日本語
箴言 3 (JPN) »
Biblia Takatifu
Mithali 3 (SWHULB) »
De Heilige Schrift
Spreuken 3 (NLD) »

Maahmaahyadii (SOM) Chapter Selection

SOM Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters